Maalinta Afka Hooyo Ee 21-ka FEBRAAYO OO Lagu Xusay Caasimada Kampala Ee Uganda




Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed ee dalka Uganda ayaa xalay Magaalada Kampala ku qabtay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee AFKA HOOYO.
Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Arday, Abwaano, Ururada dhalinyaradda, Guddoomiyayaasha Jaamacadaha, La taliyaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Uganda H. E. Jibril Afyare iyo Wakiilka Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed ee dalka Uganda Md. Abdulkadir Omar Abdulle Fiidka oo soo agaasimay munaasabada.
SAWIRO






Comments

Popular posts from this blog

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed Ee Dalka Uganda Oo Kulan La Yeeshay Hogaamda Ardayda

MAQSO Uganda Oo Kampala Si Kooban Ugu Xustay Maalmaha Xuriyadda + SAWIRO