Wakiilka MAQSO Ee Uganda Ayaa Guddoomiyay Shir Hab-Online ah Oo Ay Yeesheen Guddiga Sare Ee MAQSO Uganda.



Bismillaah,
3 MAY 2020, Kampala Uganda, Wakiilka Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed ee dalka Uganda Md. Abdulkadir Omar Abdulle Fiidka ayaa guddoomiyay shir hab-Online ah kaas oo ay yeesheen guddiga sare ee Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed ee dalka Uganda.
Kulanka oo marka hore lagu soo dhaweeyay xubno cusub ayaa looga hadlay xaalada ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda iyadoona warbixino looga dhageystay xubnaha qaar oo ku sugan gobalada dalkaan gaar ahaan EMBALI iyo Embarara oo ka mida gobalada ay ku sugan yihiin ardayda Soomaaliyeed. Sidoo kale kulanka ayaa waxaa leysla gartay in si dhow loola socda xaaladaha ardayda.
FG: Waxaa Alla mahadiiya inaysan jirin arday Soomaaliyeed oo laga helay COVID-19 aysan jirin, sidoo kalane aysan jirin wax dhibaato weyn oo hada heysata ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan guud ahaan dalkani Uganda.
Mahadsanidiin.

SAWIRO



Comments

Popular posts from this blog

Guddoomiyaha Midowga Ardayda Qaranka Soomaaliyeed Ee Dalka Uganda Oo Kulan La Yeeshay Hogaamda Ardayda

MAQSO Uganda Oo Kampala Si Kooban Ugu Xustay Maalmaha Xuriyadda + SAWIRO